TAAGEERADA DHISMAHA MASAJIDKA RINKEBY

Rasuulka (scw) wuxuu yidhi:  ”Qofkii ilaahay dartiis masjid u dhisa, asaga oo allah hortiisa ajri kaga raadinaya, allah ayaa guri janadda uga dhisa”

Waxaa farxad weyn u ah umada musliimta ah ee ku nool magaalada Stockholm gaar ahaan xaafada Rinkeby oo ah Xaafad ay Muslimiinta iyo soomaaliduba ku badan yihiin nawaaxigeeda, in ilaahey uu ku guuleeyey waqfigan hanashada iyo gudoonka dhulkii laga dhisi lahaa masaajid jaamac ah, lehna dhamaan adeegyada ay bulshada muslimka ah ay uga baahan tahay Masjid.

Hadaba waxaan ugu baaqaynaa dhamaan walaalaha soomaaliyeed iney ka qeyb

qaataan dhisida mashruucan qaaliga ah iyada oo aynu ogsoonahay ajarka iyo xasanaadka balaadhan uu xambaarsan yahay ka qeyb qaadashada dhisid MASJID.

 

Hadaba walaal, waqfiga Masjidka Rinkeby, waxuu baahi weyn u qabaa taageeradaada.

Fadlan ka qaybqaado mashruuca dhismaha Masjidka Rinkeby/stockholm – Iswiidhan.

Qiimaha meel uu qof ku tukan karo/sijaayaddu waa 7,000 kr./1000$.

 

Wixii tabarucaad ah sweden gudaheeda ku soo dir:

Bank giro 605-2393
Swish 123 427 28 11
Magaca koontadu waa: Rinkeby Moské

Dalka dibaddiisa:

Bank: SWEDBANK

Account name: Rinkeby Moske

IBAN Account Number:

SE95 8000 0832 7994 4978 7416

BIC (Swift): SWEDSESS

 

Sidoo kale, xawaaladaha oo dhan ayaa lagu soo hagaajin karaa sadaqadiina.

Wixii faaf faahin ee dheeri ah waxaad kala soo xidhiidhi kartaa:

Ibrahim Burale tel +46 (0)70 760 25 02

Sh. Ahmed Hassan (Budul) +46 (0)70 036 64 84

Sh. Abdisalam Mohamed +46 (0)76 586 67 75